Mareykanka oo Dhibane u noqday Weerar dhinaca Internetka iyo Biden oo afka furtay

Weerarada dhinaca Internetka ee lagu qaadayo shirkadaha Mareykanka ayaa sii kordhay, waxa ayna weeraradaasi ka careesiiyeen Madaxweynaha dalka Mareykanka oo Joe Biden oo digniin u diray dowladaha Ruushka iyo Shiinaha. Koox burcad dhinaca Internetka oo la tuhmayo in saldhig u yahay dalalka Shiinaha iyo Ruushka ayaa weeraradii u dambeeyay ku qaaday Shirkadaha Sirdoonka Mareykanka iyo … Continue reading Mareykanka oo Dhibane u noqday Weerar dhinaca Internetka iyo Biden oo afka furtay